Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rahman
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Hanti curaar ahaan loo dhiibay ahaansho.
2
Arrin ka hadalkeeda dib loo dhigay ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rah
Magac lab urur
2: rahaamad
Magac dheddig
3: rahaamadan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: rahaamadasho
Magac faleed dheddig
5: rahaamadid
Magac faleed dheddig
6: rahaamadnaan
Magac faleed dheddig
7: rahaamadnaansho
Magac lab ama dheddig
8: rahaamado
Fal gudbe, isrogrogga 3aad