Qaamuusle LogoQaamuusle

rigaax

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

rigaax1
Magac lab
Daal iyo jiiro go'.
rigaax2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax si aad ah u burburin.
2
(f.mg) Daal iyo jiiro go' dareemid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday

rigaax3
Magac lab
la midka ah (ld):
riyaax¹