Qaamuusle LogoQaamuusle

riyaax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

riyaax1
Magac lab
1
Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento.
2
Jiirgo' iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax³.
riyaax2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Qoryo, lafo iwm burburin.
2
(f.mg) Cudur nafaqo la'aani keentay qaadid.
3
(f.mg) Socod dheer dartii daal iyo jiirago' dareemid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday