Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rigayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Cid, koox maskaxdeeda soo jiidasho.
2
Ciidan si habaysan meel ugu safasho.
Is-rogga falkan
-stay, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rigaax
Magac lab
2: rigaaxid
Magac faleed dheddig
3: rigayn
Magac faleed dheddig
4: rigaysad
Magac lab
5: rigaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: rigaysasho
Magac faleed dheddig
7: rigaysi
Magac lab
8: rigee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad