Qaamuusle LogoQaamuusle

salaax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

salaax1
Magac lab
1
Wax wanaagsan.
2
Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo.
3
Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay.
4
S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.
salaax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax xoo-daamin.
2
Derbi la dhisay dusha ka simid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday