Qaamuusle LogoQaamuusle

saldano

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

saldano1
Magac dheddig
1
Awood xukun.
2
Boqor-tooyo. ld saldanad.
saldano2
Magac dheddigSiyaasad
Awoodda siyaasadeed oo buuxda ee uu waddan leeyahay e uu ku maamulayo waddankiisa, ama dal ama waddan.