Qaamuusle LogoQaamuusle

saldhig

Magac lab
1
Aasaas.
2
Meel ciidan xarun u ah.
3
Rug ciidan ay ku leeyihiin dal aan kooda ahayn.
4
Maamul booliis oo heer degmo ah.
Wadarta Magacan

-gyo, m.dh