sarar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sarar1
Magac labDerin caws ka samaysan oo aan toban kabood ka bad-nayn.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
sarar2
Magac dheddigFeeraha intooda hoose oo saracda xigta iyo hilibka saaran.
Wadarta Magacan
-ro, m.dh
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro, m.dh
-ro, m.dh