Qaamuusle LogoQaamuusle

sawir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

sawir1
Magac lab
1
Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta.
2
Qof aan caqli lahayn; nacas.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

sawir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay