Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
seemman
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Ari ama lo' wax aan geeso lahayn ahaansho.
2
Madax wax timaha laga xiiray ahaansho.
3
Cayaar carruureed qof, wax la taabtay ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: see
Falkaabe weyddimeed
2: seeb
Magac lab
3: seebi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: seebid
Magac faleed dheddig
5: seebin
Magac dheddig
6: seed
Magac dheddig
7: seeddi
Magac lab
8: seeddinnimo
Magac dheddig