shaambo
Magac dheddig
1
Dhufashada ay dabada wax ku dhuftaan libaax-badeedka, yaxaaska iwm.
2
Si gaar ah oo lugaha la isugu dhufto marka biyaha gudohooda lagu jiro.
3
Dharka la dhaqayo oo lala dhaco wax adag (dhagax ama qori).
4
Hoore layiig ah, xumbeeya oo jirka, timaha iwm lagu dhaqo.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l