Geednagaar la beerto oo dhala miro yaryar oo saliid cuntada lagu darsado laga miiro.
2
Miraha geedka sisinta oo laga miiro saliid macsarada.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Sisin-ta)
Nagaar la beero oo aad uga baxa Aasiya (Shiina, Hindiya, ...), Afrika iyo Ameerikada Hoose; waxaa mirihiisa laga sameeyaa saliid cunnada lagu darsado iyo dawooyin, saabbuunta waxaynteedana wax bay ka tartaa.