Qaamuusle LogoQaamuusle

tax homoologada

Magac labKiimika
Tax ka kooban iskudhisyo kiimikaad oo leh naanays molikuyuulleed guud; halkaas oo molikuyuul kasta oo ka mid ah taxaha kooxdaas uu midka ka horreeya kaga duwan koox atammo ah oo madoorsoome go'an ah;sida taxa baarafiinnada.
Wadarta Magacan

-xo ..., m.l