tax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tax1
Magac labWax iniino ah oo la taxay ama wax xiriirsan (xoolo ama dad).
tax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax iniino ah, dhexda ka daloola dun iskula xiriirin.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -tixi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday; -tixi