Qaamuusle LogoQaamuusle

taxow

Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo.
2
Qof xoog ku wadid.
Is-rogga falkan

-xaabay, -xaabtay; xaabi