teenis (Magac lab) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
teenis
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
40 jeer ayaa la eegay
Magac lab
Cayaar laba qof ama ka badan ku tartamaan iyaga oo laba kooxood isaga soo horjeeda oo ku cayaaraya garoon sibir ah oo leh shabag dhexda ah iyo kubbad abuu- cudbi ah.