Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tilmaaman
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la tilmaamay ahaansho.
2
Wax, wax caan ku ah ahaansho.
Is-rogga falkan
-mnaa, -mnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tillaab
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: tillaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: tillaabid
Magac dheddig
4: tillaabin
Magac dheddig
5: tillaabis
Magac lab
6: tillaabo
Magac dheddig
7: tillaabsad
Magac lab
8: tillaabsasho
Magac dheddig