Qaamuusle LogoQaamuusle

u

HoryaaleNaxwe
Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa: a) qurub la xiriira jiho la aado.
Tusaale
Halkaa u orod!
Cali baan u tagay
Naagta aqal u dhis!
Si wanaagsan u samee!
Maxaad u soo iibsatay?
Wiilasha asaga ayaa ugu wanaagsan