urursan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
urursan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la ururiyay noqosho. ld urur4.
Is-rogga falkan
-amay, -antay
urursan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax la ururiyey ahaansho.
2
Wax aan kala daadsanayn ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd