Qaamuusle LogoQaamuusle

waalli

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

waalli1
Magac dheddig
1
Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima.
2
(-iyo, ml.) Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.
waalli2
Magac dheddigDaawo
Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.