Qaamuusle LogoQaamuusle

wadaali

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho.
2
Neef tabar daran aayar u wadid.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay