Cuntub xiddigo ah oo ka mid ah kuwa koofure; waa if xiddigood, afar baase aad u iftiin badan oo ishu si fudud u qaban kartaa; afartu waxay u eg yihiin istallaab oo waxaa loo yaqaan Istallaabta Koofure, waxayna u dhow yihiin awrka cir; wadaamaggoysyo.
Cutub xiddigo oo ka mid ah kuwa koonfur, waa if xiddigood afar baase ah u iftiin badan oo ishu si fudud u qaban kartaa, afartu waxay u egyihiin istalaab oo waxaa loo yaqaan istallaabta koofur, waxayna u dhowyihiin awrka cir; wadaamaqubo. ld wadaamaggoys, wadaamaqubo.