Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
wadahadalsii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Laba qof ama in ka badan in ay wadahadlaan isu keenid.
Is-rogga falkan
-iiyay, -iisay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wad
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
2: wada
Qurub Falkaabe
3: wada-noolaansho
Magac dheddig
4: wadaad
Magac lab
5: wadaaddee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
6: wadaaddeyn
Magac faleed dheddig
7: wadaadnimo
Magac dheddig
8: wadaag
Magac lab