W. ah: wax Ilaahay mooyee aan cid kale ilaalinayn.
2
Wax la dayacay.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Wadeeca-da)
1. Meel aammin ah ama cid aammin ah oo wax lagu ogaado, ama wax loo dhiibto (wax aan isku filnayn oo haddii kale lumi lahaa ama wax gaari lahayeen ama si kale baylah u noqon lahaa, ...) ammaano; (wadeeco Allah ammaano Allah).