Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
waraabso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Nafley oomman biyo siisasho.
2
Beer oomman biyo ku duwasho.
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: war
Magac lab
2: waraab
Magac lab
3: waraabadadow
Magac lab khabar
4: waraabalahadal
Magac lab
5: waraabaqandhis
Magac lab
6: waraabe
Magac lab
7: waraabe-ligis
Magac lab
8: waraabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad