waran cireed
Magac dheddigFiisikis
Gobol maatar ah oo cirka ka soo dhaca, muuqdana ama la arko marka u soo galo gibirka atmosfeerka ee inoo dhaw. Isliska hawada uu soo dhexmarayo ayaa inoo sahla aragga waran-cireedka.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
-dyo, m.dh