wareeg
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wareeg1
Magac lab1
Socod aan dan la lahayn.
2
Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.
Wadarta Magacan
-gyo, m.dh
wareeg2
Magac labXisaabWadarta dhererada iyo dhinacyada shaxan jomatari.
wareeg3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Meel macno la'aan u socosho.
2
(f.mg) Ka w.: wax ka leexasho.
3
(f.mg) Ku w.: wax kormeerid.
4
(f.mg) U w.: meel u beddelasho (qof).
5
(f.mg) La w.: xil ama alaab iwm cid ka guddoomid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay