wareegto
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wareegto1
Magac dheddigWarqad arrin gaar ah ka hadlaysa, gaarta meelo badan oo la rabo in si degdeg ah loo fuliyo.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
wareegto2
Magac dheddigCiyaar ragga u gaar ah oo laga yaqaan Shabellada Dhexe iyo Shabellada Hoose, asalkeeda horana ciyaar dagaal ayay ahayd.