Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
wehesho
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Qof wehel ka dhigasho.
Is-rogga falkan
-shaday, -shatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wehel
Magac lab
2: weheli
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: wehelin
Magac faleed dheddig
4: wehelis
Magac lab
5: weheliyaha-fididda-dhererka
Magac lab
6: weheliyaha-isliska-neg
Magac lab
7: weheliyaha-qallocsanka-sugan
Magac lab
8: weheliyaha-qalloocsanka
Magac lab