xaaxeeyo
Magac dheddigCilmiga-naflayd
Mid ka mid ah noocyo badan oo xayawan yar ah sida moolaska, oo leh jidh jilicsan, wax lugo ah aan lahayn, caadi ahaanna qalfoof adag leh. Xaaxeeyadu socod ahaan, aad ayey u gaabisaa.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
-ooyin, m.l