Qaamuusle LogoQaamuusle

xaddi foolwaa

Magac labXisaab
Xaddi sida: cuf, dherer, waqti, cufnaan ama tamar oo leh baaxad ama laxaad; hase yeeshee aan lahayn jiho. Xisaab ahaan xaddiyadan oo kale waxaa la yiraahdaa xaddi foolwaa.
Wadarta Magacan

-iyo ..., m.dh