Qaamuusle LogoQaamuusle

xagal furan

Magac dheddigXisaab
Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°).
Wadarta Magacan

-llo ..., m.dh