Qaamuusle LogoQaamuusle

xagalo

Magac dheddig
1
Xubin soo baxsan oo wareegsan oo shafka geela ku taal, oo kolka uu fadhiyo dhulka qabata.
2
Xubin- taas hilibkeeda aan jiirka iyo baruurta midna ahayn.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l