xanniban
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xanniban1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la xannibay noqosho.
Is-rogga falkan
-bmay, -bantay; -bmi
xanniban2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la xannibay ahaansho.
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bmay, -bantay; -bmi
-bnaa, -bnayd