Qaamuusle LogoQaamuusle

xaraash

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xaraash1
Magac lab
1
Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo.
2
(-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer-falidda yaqaan.
xaraash2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Badeeco qiimo jaban ku gadid.
Is-rogga falkan

-shay, -shtay