Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xarriiq xoog
Magac dheddig
Fiisikis
Xarriq mala'awaal ee bedad xoog oo muujiya jihada iyo itaalka bedadda. Badanaa, xarriiqahan waxaa loo adeegsadaa muujinta bedad birlabeedka iyo bedad danabeedka.
Wadarta Magacan
-qyo ..., m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xar
Magac lab
2: xaraabad
Magac dheddig
3: xaraar
Magac dheddig
4: xaraaraansho
Magac lab ama dheddig
5: xaraarad
Magac dheddig
6: xaraaradoobid
Magac faleed dheddig
7: xaraaradow
Magac dheddig
8: xaraari
Fal gudbe, isrogrogga 2aad