xiskin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xiskin1
Magac dheddig1
Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo.
2
(-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha- cayaan. ld xigsin¹.
xiskin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin².
Is-rogga falkan
-imay, -intay; -imi