yoxoob
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yoxoob1
Magac lab1
Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo.
2
Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa.
3
Fadhi yuurur ah.
4
la midka ah (ld):
yoxoobid
yoxoob2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi kadaloob ah u fariisasho.
Is-rogga falkan
-bay, -btay