Qaamuusle LogoQaamuusle

biyaddiid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

biyaddiid1
Magac lab
1
Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado.
2
la midka ah (ld):
biyaddiidid
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh

biyaddiid2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef).
2
Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
Is-rogga falkan

-day, -dday