Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aawo
Magac dheddig
Erey aan keligii istaagin in qodob lahaansho lagu daro mooyee, sida: -diis, -deed, -dood iwm oo macnahiisu yahay qof ama wax dartood.
Tusaale
“Cali, Caasha aawadeed ayuu halkan u yimid”
la mid ah:
aw.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aaway
Erey weyddimeed
2: aawaye
Erey weyddimeed
3: aawi
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
4: aawil
Magac lab
5: aawilid
Magac faleed dheddig
6: aawin
Magac faleed dheddig
7: aawis
Magac lab