abaqaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
abaqaal1
Magac labTallaalidda laan geed laga soo gooyay lagu tallaalo geed kale. ld abqaalid.
abaqaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadLaan geed laga soo gooyey geed ku tallaalid.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aalay, -aashay