Qaamuusle LogoQaamuusle

addin

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

addin1
Magac lab
1
Afarta lugood ee xawayaanka middood.
2
la midka ah (ld):
addimid
Wadarta Magacan

-immo/-inno, m.dh

addin2
Magac lab
1
(xis.) Tirada kulannada loo baahanyahay in baro lagu muujiyo xarriiq dusheeda, qaab ama adke. Shaxan sallax ah waa laba addimaale, shaxan adke ahna waa saddex addimaale.
2
(xis.)Baaxadda shaxan sallax ama adke ah.
3
(xis.)Mid ka mid ah xaddiyada fisigeed ee salka ah oo loo adeegsan karo in lagu tibaaxo xaddiyo kale.
Wadarta Magacan

-imo, m.dh

addin3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
la midka ah (ld):
aadaan² (1)
Is-rogga falkan

-imay, -intay; -imi