Qaamuusle LogoQaamuusle

afgobaadso

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Hadal macaan oo hufan oo eed ka carar darteeda keliya u dhihid.
2
Si asluub leh arrin uga xogwarramid (qof).
Is-rogga falkan

-saday, -satay