Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aqoon farsamo
Magac dheddig
1
(qaan.) Ficil ama xaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaaday ama ansixiyey.
2
Hab aqooneed, ama xeelad wax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaan dhinaca cilmiga ama farsamada.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aqo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
2: aqoo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
3: aqood
Magac faleed dheddig
4: aqool
Magac lab
5: aqoolan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: aqoolid
Magac faleed dheddig
7: aqoolnaan
Magac faleed dheddig
8: aqoolnaansho
Magac lab ama dheddig