baabbi'i
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax ciribtirid.
2
Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid.
Tusaale
“Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”
3
Sharci burin.
4
Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay