Qaamuusle LogoQaamuusle

baadiyaysan

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la baadiyeeyey ahaansho (xoolo).
2
Wax dariiqa toosan ka leexday ahaansho (qof).
Is-rogga falkan

-snaa, -snayd