bahardaac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bahardaac1
Magac labFadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel looga kaco.
bahardaac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
Is-rogga falkan
-cay, -cday