bakteeriya
Magac dheddigBaayoloji
Noole ili-ma-aragtay ah oo dhammaantood ka kooban hal unug, kuwaas oo aan lahayn xuub bu'eed u gaar ah, hase yeeshee leh gidaar unug oo samays u goonniya leh. B.da badanaaba waxa lagu kala soocaa habka khadaynta Garaam (ha u baahnaato ogsajiinama yaanay u baahnaan) iyo qaabka muuqaalkooda.
Wadarta Magacan
-ayaal, m.l/dh