Qaamuusle LogoQaamuusle

burciid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

burciid1
Magac lab
In yar oo carro ah oo is haysta.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh

burciid2
Magac dheddig
Meel bannaan oo ciid jilicsan leh.