burshintuur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
burshintuur1
Magac lab1
Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu socodka u dheereeyo.
2
la midka ah (ld):
burshintuurid
burshintuur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadJeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay